Robert Lewandowski Ayaa Ballanqaad Xiiso Leh U Sameeyay Taageerayaasha Barcelona.

Weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski ayaa ballanqaad xiiso leh u sameeyay taageerayaasha Catalanka ka hor bilowga xilli ciyaareedka cusub.

Hadalka Lewandowski ayaa yimid kadib markii uu soo dhamaaday ka qayb galkiisa Tartanka Euro 2024 iyada oo Poland ay ku hadhtay tartanka wareega Group-yadiisa.

Lewandowski ayaa yidhi🗣”Hadda waxaan haystaa waqti dheeri ah oo aan isku diyaariyo oo aan ku soo laabto qaab jir ahaaneed oo wanaagsan.”

Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay: 🗣“Waxaan diyaar u ahay xilli ciyaareedka soo socda si aan kooxda ugula guuleysto koobab muhiim ah”.

Fikirkaga noogu reeb dhanka hoose ee Faalada.

Post a Comment

Previous Post Next Post

Popular Items